BBC Somali

VOA Somali

Login

Username:

Password:

Remember me



Lost Password?

Register now!

Who's Online

5 user(s) are online (5 user(s) are browsing News)

Members: 0
Guests: 5

more...
Bulshada : Shariif oo ka qeybgalaya shirka Saaxil iyo Saxara
Posted by zee on 2010/7/23 7:18:17 (48 reads)

Open in new window
Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed iyo wafdigiisa ayaa tagay magaalada N'djamena ee caasimadda waddanka Chad.

Madaxweynaha ayaa magaalada N'djamena waxa uu kaga qeybgalayaa shir madaxeed ay ku leeyihiin madaxda dalalka Saaxil iyo Saxara oo sanadw alba mar la qabto.

Arrimaha ay ka wada hadli doonaan Madaxweynayaasha dalalkaasi Afrika waxaa ka mid ah xaaladda Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa ayaa horey u soo maray dalalka Masar iyo Talyaaniga oo uu kulamo kula yeeshay Madaxweynayaasha Masar iyo Talyaaniga.

Printer Friendly Page Send this Story to a Friend
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.