BBC Somali

VOA Somali

Login

Username:

Password:

Remember me



Lost Password?

Register now!

Who's Online

7 user(s) are online (5 user(s) are browsing News)

Members: 0
Guests: 7

more...
Bulshada : Laba booliis ah oo ku dhintay qarax
Posted by zee on 2010/7/21 7:55:37 (67 reads)

Laba ciidamada booliiska ee dowladda KMG ah ayaa dhintay, laba kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii baabuur ay wateen bam kula qarxay magaalada Muqdisho.



Qaraxa oo loo maleynayo miinooyinka dhulka la geliyo ayaa waxa uu ciidamada ku dilay agagaarka dugsiga 21 October ee degmada Waaberi.

Qaraxan ayaa ku beegmay xilli uu Raiisul wasaaraha dowladda KMG, Cumar Cabdirashiid Sharmarke, uu soo gabagabeynayay tababar qaar ka mid ah ciidamada booliiska ugu dhamaaday dugsiga booliiska ee magaalada Muqdisho oo aan ka dheereyn goobta qar

Printer Friendly Page Send this Story to a Friend
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.