BBC Somali

VOA Somali

Login

Username:

Password:

Remember me



Lost Password?

Register now!

Who's Online

5 user(s) are online (5 user(s) are browsing News)

Members: 0
Guests: 5

more...
Bulshada : lixdan qof oo ku dhimatay shil tareen
Posted by zee on 2010/7/19 11:42:10 (34 reads)

Ugu yaraan lixdan qof ayaa ku dhintay kadib markii ayu isku dhaceen laba tareen oo aad dad uga buuxeen, gobolka galbeedka bengel ee Hindiya.

In ka basdan 100 qof ayaa ku dhaawacmay.

Tareenka aad u dheereeya ayaa ku dhacay tareen kale, isagoo taagan goobta tareenka laga raaco aroor nimadii saaka magaalada Sainthia.

Shaqaalaha bad baadaya ayaa la tacaalaya inay taakuleeyaan dadka bad baaday, iyagoo wata qalabka wax lagu gooyo.

Qolalka tareenka ayaa aad u bur buray.


Lama oga sababta keentay isku dhaca tareenka

Printer Friendly Page Send this Story to a Friend
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.