War degdeg Dhisme weyn ayaa dab qabsaday Dubai Video

War degdeg Dhisme weyn ayaa dab qabsaday Dubai

Dab weyn ayaa ka holcay dhisme weyn oodeegaan ah 
magaalada Dubai,  dhismaha waxaa la sheegay wuxuu ka koobnaa 75 dabaq aad buu u dheer yahay dad badan ayaa degan, marka uu ka bilowday dabka waxaa soo daadanayay waxyaalaha dab uu soo gubo, dadka meesha ku noolaa aad bay uga argagaxeen dhacdada maanta ka dhacday dubai daawo muuqalkan
 


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes