Ninkii dahabka shaatiga ka samaystay oo la dilay

Ninkii dahabka shaatiga ka samaystay oo la dilay
Daata Fooj oo lagu magacaabi jiray ninka caanka ku ahaa shaatiga dahabka, 14 bishan ayaa lagu dilay dalka india wuxuuna u dhashay dalkaas, ninkan oo jiray 48 sano ayaa loogu yeeray xaflad dhalasho waxaa isugu kaashaday garaaciddiisa 12 qof, sida muuqata ninkan lacag ayuu ku lahaa dadkaas wuxuu ahaa nin dadka lacag deemiya oo dulsaar ka qaata, sida india ay caan ku tahay.
ninkan 2013 wuxuu samaystay shaati dahab oo ka kooban sedex kiilo dahab ah, koox ka kooban 15 qof ayaa sameeyay shaatigaas waxay ku qaadatay 16 saac maalinti ilaa toddobaad.
afar qof ayaa hadda la soo qabtay.
waxaa la sheegay shaatigan sababta uu u toshay wuxuu rabay naagaha inuu ku soo jiito.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes