Shacabka turkiga ilaa iyo hadda maxay banaanka u jiifaan

Shacabka turkiga ilaa iyo hadda maxay banaanka u jiifaan
Ilaa iyo hadda dadka inqilaabka riday waxay seexanayaan bannaanka waayo weli waxay ku jiraan ilaalinta dalka, wali layskuma hallayn karo askarta, waxaa jira dad badan oo raacsan gaalada, afgambiga aad buu u weynaa marka shacabka ilaa iyo hadda waxay joogaan bannaanka magaalo kasta turki ah, dad kasta iyaga ayaa ilaalsan kara dalkooda, madaxweynaha tukiga si fiican ayuu u dhisay  waana hormariyay
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes