Sawir cusub ayaa laga faafiyay Obama oo muslinnimo tilmaamaya

sawir cusub obama
Sawirro cusub ayaa laga faafiyay madaxweynaha marykanka Barack Obama isagoo xiran dhar islaami ah , sawirkan talefiishan maraykanka laga leeyahay ayaa soo muujiyay isagoo leh Obama waa muslin qarsoon, waxay sheegayaan in Obama marka hore inuu ahaa muslin, Fox-news ayaa ku sheegay nin caan ah oo soo daaya barnaamijka lagu magacaabo The O’Reilly Factor sawiro badan ayaa jira oo tusinaya Obama inuu yahay muslim, laakin wuu isqarianayaa, waxay kaloo sheegaan inuu la tacaadufayo dadka muslinka ah.
Is obama muslim?

Is obama muslim?
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes