Qaraxa masjidka Nabiga SCW iyo qofka isqarxiyay

Qaraxa masjidka Nabiga madiina yaa ka dambeeyay
Nin is miidaamiyay ayaa isku qarxiyay meel u dhow masjidka nabiga - naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- wasaaradda arrimaha gudaha dalka sacuudiga waxay sheegtay marka salaadda maqrib la gaaray booliska nin ayay ka shakiyeen oo joogay meesha u socday maskidka nabiga wuxuu marayay meel bannaan ah oo gawaarida la dhigto, booliska marka ay isku dayeen inay reebaan ayuu is qarxiyay, wuxuu isku qarxiyay suun miinaysan waxaa ku dhimatay afar nin waxaa kaloo ku dhaawacmay shan nin, waxaa kaloo qarax ka dhacay qadiif bariga sacuudiga isna waxaa ku dhimatay seddex qof nin isqarxiyay waxaa la sheegayaa inuu ahaa nin da' yar .
waxaa la sheegay sawirkan inuu yahay ninka qaraxa fuliyay waxaa la sheegayaa inuu jiro 18 sano waxaana lagu magacaabaa cumar cabdil haadi cutaybi .
Qaraxa masjidka Nabiga madiina yaa ka dambeeyay


waxaa la sheegay sawirkan inuu yahay ninka qaraxa fuliyay
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes