Ninka sacuudiyaanka wiilkiisa magaca Erdoghan u bixiyay

Ninka sacuudiyaanka  wiilkiisa magaca Erdoghan u bixiyay
Nin sacuudi ah ayaa wuxuu ka baddalay wiilkiisa magaca wuxuu u bixiyay magaca Erdoghan farxad uu ku faraxsan yahay awgeed guusha uu ku guulaystay shacabka turkiga fashilinta inqilaabka turki ku dhicisoobay, dad badan ayaa ku farxay arintaas waxaa ka mid ah aabbahan sacuudiyaanka ah oo wiilkiisa magaca erdoghaan u bixiyay.
halkaan ka daawo video:



 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes