Taleefanka Erdoghan ka soo hadlay oo malyuun riyaal lagu rabo

Taleefanka Erdoghan ka soo halay oo malyuun riyaal lagu rabo
Taleefanka ay wadatay wairaha CNNka turkiga ayuu kala hadlay madaxweynaha erdoghan habeenkii inqilaabka dhacay, taleefankaas waxaa raba inuu gato nin hantiile ah oo u dhashay dalka sacuudiga, wuxuu yiri waxaan bixinayaan malyuun riyaal sacuudi, tolow ninkan taleefankaas muxuu ka rabaa phone lacagtaas laga bixinayo maxaad dhihi lahayd.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

1 comment:

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes