Masjidka Cusmaani oo Ankara laga furi rabo

Madaxweynaha turkiga wuxuu maanta booqday dhismaha ka socda masjid weyn laga dhisayo magaalada Ankara oo loo bixiyay  almasjid alcuthmaani   المسجد العثماني  kaas oo tilmaamaya taariikhda dowladda cusmaaniyiinta oo soo xukuntay meelo badan ka mid ah caalamka, ninkan oo raba inuu baddalo turkey oo ah dal calmaani ah wuxuu u rogi rabaa sidii hore uu ahaa dal islaam.
Masjidka Csumaani oo Ankara laga furi rabo
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes