Maanta go'aamo ad'adag ayaa la sugayaa maxay yihiin

Maanta go'aamo ad'adag ayaa la sugayaa maxay yihiin
Turkiga oo ahayd meesha khilaafada cusmaaniyiinta laga maamulayay, waa dadka furay meelo badan yurubta bariga ka mid ah waxay u dhowaadeen ilaa iyo Vienna magaalada madaxda dalka Austria, maanta oo laga joogo in ku dhowaad 100 sano oo khilaafada islaamka inta ay burbursan tahay, waxaa la sheegayaa madaxweynaha turkiga inuu ku dhaqaaqi doono caawa go'aammo aad u weyn oo ka farxin doona shacabka turkiga iyo shucuubta mulinka ah, go'aamadaas ilaa iyo hadda lama sheegin waxa ay noqon doonaan, waxaan shaki ku jirin afgambiga inay ka dambeeyay gaalada oo raba inay sii gumaystaan muslimiinta, maanta marka laga hadlo silaam aad buu u dhibayaa,. aad bay u diidan yihiin dal oo muslin ah inuu hormaro, waxay rabaan dadka inay agtooda qoxooti ka noqdaan.
maanta wax weyn ayaa ka soo bixi doona haddii Alle idmo dalka turkiga. 

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes