Kulanka Benjamin Netanyahu iyo Xasan Sheekh

Kulanka Benjamin Netanyahu iyo Xasan Sheekh
Webka Times of Sreal wuxuu sheegay inuu la kulmay raisul wasaaraha sirael Benjamin Netanyahu toddobaadkii la soo dhaafay madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud kulanka wuxuu ka dhacday Tel Aviv caasimadda Israel  wuxuuna ahaa kulankii ugu horreeyay dhexmara soomaali iyo Israel wuxuuna ahaa mid sir ah.
soomaali waligeeda lama samaynin xiriir dowladda Israel waxayna ka tahay xubin jaamacadda carabta.
waxaa la sheegayaa Xasan Sheekh Maxamuud inay la socdeen sedex mas'uul soomaaliyeed oo sarsare.
sidoo kale waxaa la sheegay inay ku kulmeen wafdi ka socdan soomaali iyo kuwa israel ah magaalada Qudus.
Xasan sheekh maxamuud wuxuu noqonayaa madaxweynaha ugu horreeyay soomaali la kulmo mas'uul yahuudi ah
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes