Janaraalka badbaadiyay madaxweynaha turkiga ordoghan

Janaraalka badbaadiyay madaxweynaha turkiga ordoghan
Janaraalka diiday inuu fuliyo awaamirta dadka fulin rabay afgambiga oo yiri waxaan ka amar qaadanayaa keliya hoggaamiyaha sare ee ciidanka Rajab Dayib Ordoghan waa ninka fashiliyay afgambiga dhicisoobay ee ka dhacay xalay dalka turkiga
 janaraalkan waxaa la dhahaa  Ümit Dündar


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes