Hiinfaal sawirkeeda eeg waa geedka dalka hooyo

Geedkan waxaa loo yaqaanaa hiinfaal wuxuu ka baxaa soomaaliya qof kasta soomaali ah wuu yaqaanaa, labo dhadhan midkooda ayuu leeyahay mid macaan iyo mid dhanaan ah, afkana wuu gaduudiyaa, markaad cunto waxaad noqonaysaa qof rooseeta marsaday oo kale, sawirkan markaad aragto waad garan kartaa.
Hiinfaal sawirkeeda eeg waa geedka dalka hooyo
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes