Diyaarad ayaa laga soo riday ruushka ciidamadiisa

Diyaad ayaa laga soo riday ruushka ciidamadiisa
Wasaaradda difaaca dalka ruusha ayaa sheegtay maalintan oo sabtiga ah in laga soo riday diyaarad helikoptar ah magaalada tadmur ee dalka suuriya, dadka saarnaa oo dhan way dhinteen , diyaaradda waxay ahayd 25 MI, dowladda ruushka waxay qiratay in diyaradda ay soo rideen kooxda daacish, sida la ogyahay suuriya waxaa ka taagan dagaal culus oo isku qasan ruushkana dhinac buu kaga jiraa dagaalkaas isagoo difaacaya nidaamka bashhaar al-asad.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes