Gabar mayd ah oo laga helay xadka Saudi iyo Yamen

Dadkeena aad bay u rafaadayaan waxaas oo dhan waxaa sabab u ah dadka muuryaanta ah oo dulliga ah oo naxariista lahayn, gabdhan waxaa laga helay xuduuda u dhexaysa dalka sacuudiga iyo yamen gaar ahaan buuraha, magaceeda lama garanayo laakin waxaa ka muuqata inay tahriib ku jirtay oo ay rabtay dalka sacuudiga inay gasho, laakin qadarkeeda wuxuu ahaa inay nafteeda ku wayso meesha, cideeda lama garanayo, share gareey waxaa laga yaabaa dad wejigeeda garanaya inay arkaan. waxaad taaban kartaa batoonka facebook si aad u share garayso.
Gabar mayd ah oo laga helay xuduuda saudia iyo yamen
Batoonka share facebook
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes