Gabar jirkeeda ii dhiibtay ma guursan karo

Gabar jirkeeda ii dhiibtay ma guursan karo
Jacaylka raga iyo dumarka dhex mara raga badankooda caadi buu la yahay, ninka wuxuu fiirinayaa raaxada uu ka helayo naagta, laakin gabadha waxay eegaysaa waxa ay heli doonta xagga guurka mustaqbal ahaan, ninka wuxuu garanayaa sida naagta uu ugu cayaaro, waxaan kuu sheegaa sheeko yaab badan taas oo ah naagaha marka la shukaansado oo been lagu cabo ninka ay la dhacaan ninka wuxuu niyaddiisa ku leeyahay aleele maxaa jira naagtaan way kuu jajaban tahay  markaas ayuu ku baashaalaa wuxuu ku samaynayaa wax kasto uu rabo, marka muddo uu la socdo wuxuu raadinayaa naag uu guursado marka la waydiiyo oo lagu yiraahdo ninyahow adiga naag ayaad  la socotay maxaad naag kale u raadinaysaa jawaabta uu bixinayo ma malaysan kartid wuxuu leeyahay gabar jirkeeda ii ogolaatay inaan ku raaxaysto mustaqbal ii noqonmayso.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes