Erdoghan gacantiisa muxuu sidan u yeelaa markuu hadalayo

Erdoghan gacantiisa muxuu sidan u yeelaa markuu hadalayo
Madaxweynaha turkiga waxaa la sheegay inuu yahay nin diinta islaamka soo bartay, wuxuu nqoday maanta nin madax ka ah dowlad soo ahaan jirtay khilaafo weyn oo meelo badan xukumi jirtay, marka nidaamka khilaafada la radiya sanadka markuu ahaa 1923 waxaa lagu baddlay jamhuuridda turkiga, waxaa la baddalay qoraalka carabiga aadaanka ayaa la joojiyay xajka ayaa la diiday sidoo kale waxaa la reebay xijaabka aad baa loola dagaalamay diinta islaamka culimo badan ayaa la xasuuqay qaarna way soo carareen, marka maanta waxaa soo nqonaya islaamka, sirta ku jirta madaxweynaha turkiga gacantiisa sida sababta uu u yeelayo wuxuu tilmaamayaa awoodda Alle inuu rumaysan yahay gacanta si fiican u eeg waxaad moodaa qoraalka ereyga  الله eeg sida uu u laabay suulka iyo farta .
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes