Dumarka sawirada Facebook xada maxaa u geeya

Dumarka sawirada Facebook xada maxaa u geeya
Facebook wuxuu caan ku yahay in layska xado sawirada, siiba dumarka quruxda aan lahayn oo xada sawirada naagaha quruxda badan taas noo keenaysa gabdhaha inay ku shukaansadaan raga ay rabaan, waxay sheeganaysaa inay tahay gabdha quruxda leh iyadoo foolxumo ku habsatay, hablaha somaali waxay ku waalan yihiin cadaanta haddii ay aragto naag cad waxay rabtaa inay sawirka ka xado si ay u soo geliso facebook, markaas ayay leedahay aniga waaye qoftan iyadoo og inaysan ahayn, sidoo kale danta ay ka leedahay sawirka ay xadayso waa dad gaaban raaxo iyo shukaansi inay ka hesho ninkan, waayo haddii ay tusto sawirkeeda dhabta ah isla markii wuu ka ordayaa wuuna ka cararayaa marka jaanisba ma siinayso, laakin ninka markuu arko gabar cad oo qurxoon isla markii wuu damcaa xiriir sheeko ayuu la yeelanayaa.
gabadhan sairkeeda ayaa laga xaday daawo waxa sheegayso
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes