Donald Trump mar labaad muslimiinta u dhaaranaya

Donald Trump mar labaad muslimiinta u dhaaranaya
Ninka madaxweynaha isu soo sharaxay oo mar sheegay inuu muslimiinta ka reebi doona dalka maraykanka ayaa hadda hadlo kale ku hadlay marka uu dhacay weerarka magaalada nice ee dalka faransa, si kastaba ha ahaatee sheekada waxay u eg tahay in islaamka si fiican inay rabaan inay  u soo weeraraan, waayo diintooda way banjartay ma faafi karto marka waainay la dagaallamaan diinta xaqqa ah oo faafaysa iyadoo aan haysanin dad sida la rabay u faafiya, sheekada marka hore sidan way ka sahlanayd laakin hadda toos ayay u soo weerarayaan islaamka, madaxweynaha faransa François Hollande isaga wuuba caddaystay wuxuu yiri faranca waxay ku jirtaa argaggixiska islaamka marka waa ay rabaan gaalada arrin inay sameeyaan oo daran oo aan la ogayn sida ay tahay.
xitaa marka laga hadlo dilka yaa ka badan waxa ay gaalada ku dileen dalalka muslimiinta argagaxisa dhabta waa gaalada shaki kama taagna taas laakin dadka badankooda wax ma oga.
François Hollande

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes