David Cameron alaabtiisa qaadanaya maanta eeg

Mr.Devid Camiron wuxuu ka tagayaa xaafiiskiisa waayo wuxuu iska casilay xukunka UK marka wuxuu aruursanayaa alaabta xafiiskiisa waa sawir lala yaabay oo tilmaamaya cadaanka inay yihiin dad ka duwan afrikaanta iyo carabta, nin madax afrikaan ah ama carab ah lagama yaabo inuu alaabtiisa edebtan u qaato.


Mr.Devid Camiron

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes