Ciida fidirka maxaa sunno ah in afka lagu bilowdo

Ciida fdirka maxaa sunno ah in afka lagu bilowdo
Ciida fidirka ama ciidda soonfurka waxaa sunno ah ruuxa inuu wax cuno intuuna salaadda aadin siiba timir, laakin ciidda caro waxaa la rabaa inaan wax la cunin ilaa salaadda laga soo tukado, xadiis ayaa ku soo arooray arintan oo leh "Nabiga (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) ma aadi jirin salaadda ciid fidirka isagoon wax cunin maalinta carafana wax ma cuni jirin ilaa uu ka soo laabto salaadda, wuxuu wax ka cuni jiray neefka uu gowracay," marka sidaas la soco walaalkayga muslinka ahow ku dadaal sunnada rasuulka (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee)
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes