Miisaanka da'da lagu ogaado iyo haweenka

Naagaha waxa ay ugu neceb yihiin waa in la ogaado da'dooda saxa ah gabar kasta soomaali ah markaad shukaansanayso waxay ku leedahay waxaan jira 18 sano, haddii ay ka soo wareegato muuddo oo aad ku celiso mar labaad isla su'aasha waxay ku leedahay 18 ayaan jira isla markii ayay illaawaysaa, habraha waxay ugu jecel yihiin ninka magacooda caadiga ugu yeera oo aan dhahaynin eedoo habaryar.
Miisaanka da'da lagu ogaado iyo haweenka
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes