Yaasmin waa gabar nin muslin oo maraykan ah qabo

Yasmin oo ka mid ah gabdhaha soomaaliyeed ugu fiican dhanka wanaagga iyo khayr faafinta, waxaa qabo nin maraykan ah oo muslin ah, dadka soomaalida gabdhan way xasdeen ninkeeda ayay ku sifeeyeen inuu gaal yahay, waxaan leemahay soomaaliyey jaahil ha noqonin ma rabno jaahilnimadan inad ku tuhuntaan nin muslin ah inaad gaal ku tilmaantaan, qofka ku tilmaamaya gaal nin muslin ah isagaa gaal noqonaya, waxaa ku soo aroortay axaadis arrintaas tilmaamaysa, marka yaasmin khayrkaaga faafi dadkan jaahiliinta ah warkooda ka bax, yaasmin waxaa kaloo ay caddeysay inay tahay gabar khayr badan oo qalbi nadiif ah iyadoo sidaas ay hadl xun uga sheegeen ninkeeda ayay hadal qiime badan ku hadashay, ilaahow yasmin iyo familkeeda xafid


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes