Xusuustii 1991 oo aminarts kuu soo koobay

Xusuustii 1991 oo aminarts kuu soo koobay
Amin arts waa nin meel dheer wax ka fiirsha, wuxuu mar kasta la safan yahay dadka la dulmiyay oo dhulkooda la xoogayo, dadka degan shabeelaha hoose waa loo soo dhigtay mar kasta waxaad arkaysaa in la boobayo xaqooda, dowladaha soomaali soo maraya marwalba waxay ku dhisan yihiin qabyaalad, haddaba eeg hadalka amin arts uu meesha ku qoray, waxaa la dhihi karaa waa hadal aad u qoto dheer, dadkan oo duurka ka yimid sida ay u burburinayaan khayraadka dalka hooyo
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes