Qarax ka dhacay Lafoole 18 qof ayaa ku dhimatay hadda

Gaari ayaa lagu qarxiyay wadada u dhexaysa xamar iyo Afgooye, waxaa ku dhintay dad gaaraya 18 qof, wuxuu ku qarxay gaarigaas lafoole oo u dhow degmada Afgooye, sida ay sheegeen booliska dowladda federalka, waxaa la qarxiyay gaariga marka uu soo ag marayay gaar kale oo ciidan wada, sida la sheegay waxaa lagu qarxiyay remote kontarool, ilaa iyo hadda cid sheegatay lama hayo, kooxda al-shabaab ma ayna sheeganin inay iyaga ka dambeeyeen

Qarax ka dhacay Lafoole 18 qof ayaa ku dhimatay hadda 1

Qarax ka dhacay Lafoole 18 qof ayaa ku dhimatay hadda 2

Qarax ka dhacay Lafoole 18 qof ayaa ku dhimatay hadda 3
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes