Ordoghan oo ugu yeeray in laga tiro magaca Trump istambuul

Madaxweynaha turkiga ayaa aad u weeraray Donald Trump wuxuu ugu yeeray in magaciisa laga tirtiro dhisme weyn uu ku leeyahay magaalada istambuul ee dalka turkiga, ordoghan oo sheegay inuu ninkaas neceb yahay dadka msulimiinta, ma rabo inuu qof muslin ku noolaado dalka maraykanka, wuxuu amaanay ordoghan madaxweynaha hadda jooga ee baraak oobaaba 
Donald Trump

Donald Trump TURKY 2
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes