Naag salaad jimco imaam ka noqotay dalka Switzerland

Naag u dhalatay dalka Yaman oo rabta inay sinto ragga iyo dumarka waxay soo jeedisay khudbo ay leedahay waa salaadda jimacaha oo rag iyo dumar ay imaam u noqotay, labada qudbo waxaa loo dhexaysiiyay muustika, waligaa ma aragtay naag ka xun naagtan oo kale, waxaan oo dhan waa la soo iibsaday si ay diinta ugu jeesjeesaan.
dadka islaamka cadowga ku aha inta badan waxay adeegsadaan dadka islaanimada sheeganaya, waayo waxaa laga yaabaa inay ka xoog badiyaan dadka waxmagarata ah ama maskaxda ka liita, si kasta ha ahaatee naagtan waa naag falaagowday oo rabta inay dadka xumaan ku dhex faafiso.
arintan waxay ka dhacday dalka Switzerland
naag imaan ah

naag yaman

naag iyo  niman
 
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes