Naag cadaan iyo nin madow eeg wax dhexmaray

nin madow naag cadaan
Cunsuriyadda waa wax aad u xun oo dadka caddaanka ay ku dhaqmaan asal ahaan inakstoo hadda ay dowladahooda la dagaallamayaan, muuqalka waxaa ka muuqda nin madow iyo naag caddaan ayaa isku soo aaday kursiga diyaaradda, naagta caddaanta waxay ka dalbatay martisooraha diyaaradda inuu meel kale iyada geeyo, laakin martisooraha wuxuu  sameeyay wax ay la yaabtay ninkii madowga ayaa wuxuu geeyay darjada koowaad first class iyadana wuxuu uga tagay buiness class.



 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes