Maxkamadaha tukaha wax ka baro saaxib

maxkamada tukaha
Tukaha waa shinbirka baray dadka sida ay isu aasi lahaayeen, markii u dilay Qaabiil walaalkiisa Haabiil wuxuu keeni waayay inuu aaso waxaa baray tuke oo Ilaahay u soo diray oo wada tuke kale markaas ayuu qoday dhulka uu ku aasay qaabil markaas ayuu isana aasay walaalkiisa haabil.
maxakamadaha ay leeyihiin tukeyaasha waxaa la dhahaa waa maxkamdo cadaaad leh waxaa galiyay fidradaas Ilaahayga koonkan abuuray, dambi kasta waxay u degsadeen cuquubo u gaar ah:
haddii uu tuke ku xadgudbo tuke yar oo cuntada uu ka cuno waxaa lagu xukumayaa inay tukeyaasha baalaha ka tifaan oo ay ka dhigaan si cunug yar oo kale aan buubi karin
haddii uu dubiyo buul ama uu xoogo
waxay ku xukumayaan inuu dhiso mid cusub
haddii uu ku xadgubo dhedigga tukaha kale 
waxay ku dilayaan afafkooda waxay garaacayaan ilaa uu ka dhinto.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes