Mataanaha hooyadooda riyaad ku dilay

Mataanaha hooyadooda riyaad ku dilay
Labadii mataano oo ka yaabiyay caalamka kuwaas oo dilay hooyadooda waxayna dhaawaceen walaalkooda, taas waxay ka dhacday magaalada riyaad ee dalka sacuudiga.
waxaa la sheegay labadaas mataano inay qaateen fikirka daacish oo ah in lala jihaado qof kastoo aad u malayso inuu gaal yahay, taasna waxaa wata qofka maskax ahaan inuu ku qanco, labada mataano waxaa lagu magacaabayaa Khaalid iyo Saalax aabahoodana waxaa lagu magacaabaa Ibraahim bin Cali, hooyada waxay jirtay 67 sano aabahana wuxuu jiray 73 sano walaalkooda ay dhaawaceenna wuxuu jiray 22 sano, dhaawaca soo gaaray dadkaas waxaa lagu tilmaamay inuu yahay mid xoog badan, hadda waxay ku jiraan isbitaalka .
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes