Manuela soo islaantay oo magaca Caa'isho la baxday



 Manuela soo islaantay oo magaca Caa'isho la baxday3


Gabadhan waxaa dhalay in taliyaani ah oo siyaasi weyn ah diinta islaamka ayay qaadatay waxay u baddashay magaceeda Caa'isho markii hore wuxuu ahaa   Manuela , waxaa kaloo ay tiri islaamka waa diinta saxda ah oo xaqqa ah, diinta kirishtaan wax sax ah waan ka waayay, islaamka naagaha wuxuu ula dhaqmaa sidii iyagoo boqoro ah oo kale.

 Manuela soo islaantay oo magaca Caa'isho la baxday3
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes