Jacaylka madaxweynaha turkiga Erdoghan

Jacaylka makala saaro kan baa madax ah ama kan baa sheekh ah, waxaad arkaysaa hadda madaxweynaha turkiga oo xaasjiisa la qaybsanaya cunto, ma og yahay jacaylka heerka sare waa in ninka xaaskiisa cunto la cuno, dad badan way ka xishooodaan inay xaasaskooda cuntada ay la cunaan, rajab dayib erdoghan waad arkaysa xaaskiisa cuntada uu la cunayo, sawirka facebook aad ayuu ugu faafiya dad badan ayaa sheer gareeyay, aad baana loola yaabay, waxaad ogaataa haddii madaxda sidaas samaynayaan dadka kalena inay ku daysanayaan falkaas, dadka waxay raacaan inta badan madaxdooda, sawirkan hadduu cajabgaliyay ama aad ka heshay fadlan sheer gareey si dad badan ay u arkaan
Jacaylka madaxweynaha turkiga Erdoghan
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes