Donald Trump eeg siduu amin arts u galay

Farshaxanka caalamiga ah amin amir oo sawir yaab leh ka sameeyay    Donald Trump   ninkaas oo hadalo yaab badan ka soo baxaan mar walba, wuxuu sheegay inuu ka reebi doono dadka muslinka ah dalka maraykanka haddii uu ka noqdo madaxweyne, sidoo kale inuu reebi doono dadka soo galaya dalkaas, wuxuu kaloo rabaa inuu burburiyo heshiiska ay la galeen doladaha reer galbeedka dalka Iran, ninka waa nin yaab badan oo lala yaabay, amin arts si fiican ayuu u helay eeg sawirka uu ka sameeyay
Donald Trump eeg siduu amin arts u galay
Donald Trump




 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes