Dhismaha safaaradda turkiga cusub oo xamar laga furay

Madaxweynaha turkiga oo gaaray maanta magaalada muqdisho, waxaa ku soo dhoweeyay garoonka xamar madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud, madaxweynaha turkiga wuxuu ka furay soomaaliya dhismaha safaaradda turkiga ee cusub, kaas oo lagu sheegay inuu aad u weyn yahay, waxaa la dhihi karaa safaaradda turkiga ugu weyn caalamka, sawirada booqashada rajab dayib ordughaan halkaan ka daawo

dd


soo degidda madaxweynaha


safaaradda turkiga 54
Turkish Embassy in Somalia.3
Turkish Embassy in Somalia.



 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes