Buug cusub oo qaab casri u qoran ayaa soo baxay

Waxaa la dhihi karaa waa buugga ugu sahlan qaab ahaan iyo naxwe ahaan buugga lagu magacaabo "ILA BARO SOOMAALIGA" buuggan waxaa qoray Muumin Yuusuf oo macallin ka ah jaamacadda Qaahira ee dalka masar buugga waa buug af soomaali iyo carabi ah,  HARVARD OO MARAYKANKA KU TAALLA aad buu u sahlan yahay, wuxuu wataa  sawirro, sidoo kale naxwaha af soomaaliga tusaale ahaan halkaan ayaad ka arki kartaa:

BUUGGAN ASAL AHAAN WAXAA LOO DIYAARIYAY JAAMACADDA 

qaybta sawirka buugga

buugga ila baro somali

buug soomaali iyo carabi

somali book

buug somali fiican

somali time book

كتاب صومالي عربي

قواعد صومالية

كتاب صومالي كبير

تعلم اللغة الصومالية

تعلم النحو الصومالي
faahfaahin dheeraad halkan ka gal

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes