Waxaa lay yiraahdaa Cali holand ayaan ku noolahay guurdoon baan ahay

asc  walaal waan kusalaamey salaan mida ugu qiimaha badan 

salaan kabacdi.[ magaceygu waa cali ] walaal  waxaan ahey wiil somali ah  dabeecad leh  

diinta kudhaqma  masha allah ,  waxaan  jiraa da'da  30 sano  
waxaan ku noolahay  holland, walaal waxaan ahey wiil guurdoon ah oo raadinaaya gabar somali ah oo uu mustaqbalkeyga ii noqota  insha allaah  qoftaan raadinaayo waa iney dabeecad wanaagsan leedahay  akhlaaq wanaagsan tahay  da'deeduna waa iney udhaxaysaa  20  ilaa 30    guurka iyo mustaqbalkuna  waa inuu dhab ka ahaadaa     holland  gabdho jooga oo guur daacad ah doonaya hadaad taqaano walaal   waa kheyr  koley arinkaa haysaan   ajarkeeda alle uun ayaa idin siin kara  igala soo xiriira  email kaan badeyeyl@hotmail.com    iyo telkaan  0031684331159 walaal sawir hada masoo diri karo  lkn nin dhalin yaro ah oo alxamdulilaah caafimaadkiisu taam yahay ayaan ahey  fadlan  cinwaanka iyo lambarkeyga idinku ii xifdiya waan idin aaminay macnaha  shaaca haka qaadinina  iiqariya       aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa    salaamu caleykum
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes