Qibrada aminarts uu u leeyahay siyaasadda dalka soomaaliya

Sairda sanadkan xulka ah ee uu sawiray farshanlaha weyn ee soomaaliya amin arts kaas oo ah nin si fiican ula socda waxa ka jira dalka, amin arts oo ah qof si fiican ula socdo, waayo wuxuu ka mid ah dadka u soo shaeeyay dowladda maxamed siyaad barre, wuxuu og yahay waxyaalaha soomaali ka jiray, amin arts sababaha uu u soo sawiro sawirada meel fog gaara, oo macne dheer wata , waa wadaninimada uu xambaarsan yahay, maanta dad badan soomaaliyeed waxay iska dhigaan inay wadani yihiin, laakin waa beenaale yaal, siiba soomaalida tuugada ah, oo dadka boobay oo dhacay oo dilay oo kufsaday

amin arets somali wadani
soomaali way u dhamaatay
culayska odayga maanta
xasan sheekh amin arts

xarqaanka maanta
amin arts 2016

sawirro cusub 12
somali gubatay

somali maanta amin arts
dhakhaatiirka dalka

amin arts qabyaalada
amin amir qabyaalada

iyo 2
kenya sida ay tahay
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes