Naag jinni si toos looga saarayo daawo


Naag jinni si toos looga saarayo daawo3

Haweenka Soomaali waagahan waxaa ku soo batay jinni inuu maro ama inay il ku dhacdo, qaabka jinka naagaha  u galo waa naagta markuu ka helo oo iyada uu jirkeeda arko, hadda waxaa yaab badan facebook naagtii sawirro soo dhigato in laga yaabo jinni inuu ka soo raaco, siiba marka ay dhigato sawirro quruxdeeda ka muuqato sida sairrada diraca khafiifka oo kale, isha sidoo kale iyada waxaas ayay soo jiidaa wiil iskaabuli aan guur awoodin marka uu arko naag jir qurux badan leh damac ayaa galaya isha ayuu ku dhafanayaa.

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes