Muxaadarooyinka Sheekh siyaad ee bisha ramadaan Norway

Muxaadarooyinka Sheekh siyaad ee bisha ramadaan Norway3

يسر المركز الثقافي الإسلامي بالنرويج دعوتكم
 الي محاضرات علمية وقيمة .
العشر الثاني من شهر رمضان المبارك .
الموافق 25-16 يونيو بعد صلاة العصر
 الساعة 18:15 . المركز الثقافي الإسلامي بالنرويج.
Tøyenbekken 24
Oslo Norway
محاضر.
زياد أحمد عبدالله
ليسانس كلية التربية قسم دراسات اسلامية جامعة الأزهر.
ودبلوم علم النفس المدرسي جامعة عين الشمس
ودبلوم معهد الباقوري
1--الصلح بين الناس في رمضان يطهر القلوب.
2 - رمضآن هو شهر التغيير.
3-الأسرة في رمضان.
4-رمضان شهر البر وصلة الأرحام والعطاء
5-شهر العفو والمغفرة
6 - الإيمان وتحقيق الأمن النفسي
7 - رمضآن وبناء التفاؤل في النفوس
8 - هم الآخرة علاج لهموم الدنيا
9 - للصائم فرحتان
10- الشوق والحنين الي الجنة




Waxaa farxad u ah Xarunta dhaqanka islaamka ee Norway inay iidin kugu yeerto muxaadarooyin cilmi ah oo qiime badan, tobanka labaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan oo waafaqsan inta u dhexaysa 16-25 Luulyo
salaadda casir kaddib saacaddu markay tahay 18:15
Xarunta dhaqanka islaamka ee Norway

Waxaa soo jeedinaya muxaadarooyinka :
 Siyaad Axmed Cabdullaahi
·       Licence ayuu ka haystaa Kulliyadda tarbiyada qaybta daraasadaha islaamka ee jaamacadda Al-azar.
·       dibloomaha sekolojiga xagga iskuulka ee jaamacadda Cayn shams ee magaalada Qaahira
·       dibloomaha macahadka sare ee daraasadaha islaamka.

Mowduucyada muxaadarooyinka
1- kala maslaxaynta dadka dhexdooda ramadaanka quluubta ayuu dahiraa
2- ramadaan waa bisha wax baddalidda
3- xaaladda qoyska bisha ramadaanka
4- ramadaan waa bisha samafalka iyo xiriirinta qaraabada & waxbixinta
5- bisha cafiska iyo dembidhaafka
6- iimaanka iyo sugidda amaanka nafsiga
7- ramadaan iyo dhisidda rajada nafta
8- hamiga aakhiro daawo ayuu u yahay murugaha adduunka
9- qofka sooma labo farxad buu leeyahay
10-hilowga iyo u xiisidda jannada
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes