Famil wada jiro oo dabaqa shanaad ka soo boodeen daawo

aabaha soo boodya6

wiilka soo boodaya
Guri ku gubtay magaala ka mid ah dalka ruusha ayaa famil wada jiro ka soo wada booday dabaqa shanaad markii ay u keeneen dadka meesha deganaan busto aad u weyn si ay isugu soo tuuraan bustada waxaa m gacanta ku hayay dad gaaraya 20 qof  marka hore ilmaha ayaa soo booday marka xigta labada waalid, muuqalkan ayaad ka daawan kartaa


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes