Dabka Magaalada Qaahira 200 bakhaar ayuu dhulka ku daray

Waxay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada qaahira ee dalka Masar in dab xooggan ka dilaacay suuqa weyn ee ku yaalla magaalada qaahira oo lagu magacaabo cataba, waxaa la sheegay dabka inuu la kacay lix dhisme aad u weyn hal hoteel iyo labo boqol bakhaar, khasaaro badan ayaa dadka ka soo gaaray oo gaaraya balaayiin oo lacagta gani ah, dabkaas ilaa iyo hadda lama oga cidda ka dambaysay, si caadi miyuu u dilaacay ama dad ayaa kiciyay
dabka cataba

dabka magaalada qaahira

dabka daran
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes