Cunug siddeed farood ku dhashay dalka Shiinaha

Alle awood ayuu u leeyahay wax walba inuu abuuro, awooddiisa xad ma alaha, dalka shiinaha waxaa ku dhashay cunug leh siddeed farood gacmaha iyo lugahaba, hadda labadiisa waalid waxay raadinayaan lacag si loo qali lahaa, waxaa la sheegay in loo baahan yahay lacag gaarysa 40. 000 doolarka maraykanka ah, inta badan dadka kuma dhashaan shan faro wax ka badan, waxaa la arkaa mararka qaarkood dad ku dhasha lix farood
Cunug siddeed farood ku dhashay dalka Shiinaha
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes