Dharka fiican sidee loo doortaa markaad iibsan rabto Clothing

Dharka fiican sidee loo doortaa markaad iibsan rabto Clothing8 Siyaabo badan ayaa loo doortaa dharka, marka dharka aad gadanayso waxaa lagaa rabaa inaad doorato dhar markaad qaadato kugu habboon xagga qaabka, haddii dhar oo madow aad xiranayso waxaa habboon inaad la qaadato kabo madow, haddii dharkaaga midabkiisa uu yahay kafeey ama maarin waxaa fiican inaad xirato kabo maarin ah,
dharka cadka wuxuu habboon yahay in la qaato xiliga kulaylka siiba marka aad joogto meel nadiif ah oo aan lahayn habaas badan, sidoo kale dharka buluugga isagana wuu qurux badan yahay siiba shaatiyada buluugga khafiifka ah,  marka dharka dumarka aan eegno waxaa qurux badan inuu dhar jirka xiraya uu yahay, laakin marka ay ninkeeda guriga la joogto waxaa la rabaa in ay xirato dhar guduud ah oo kahfiif ah oo ninka soo jiidan karo oo caraf leh, si ninkeeda uu jacaylkiisa uu naagtiisa u qabo inuu siyaado
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes