Dictionary kaladuwan oo ruux walba aan ka maarmin

Qaamuusyo kaladuwan oo ruux walba aan ka maarmin
free online dictionary
Marka luqad la baranayo qaamuusyada waxay ka cayaaraan kaalin libaax, qofka wuxuu u baahan yahay ereyada macnahooda saxda ah inuu ka eego qaamuuska, afka carabiga afka engiriiska afka faransiiska afaf badan oo la mid ah, waxay leeyihiin qaamuusyo kala duwan, hadda horumarka la gaaray waxaa ka mid ah inaad hesho qaamuus oo tarjumaya weedho wada dhan sida google oo kale aad bay u badan yihiin webyada noocaas ah, afka soomaaliga wuxuu leeyahay qaamuusyo badan waxaa ugu caansan qaamuuska uu qoray yaassiin keenadiid sannadka 1975 iyo midka uu soo saaray caballa mansuur iyo barfasoorad taliyaani ah 2012, sidoo kale waxaa jira qaamuus carabi soomaali ah oo uu soo saaray Muumin Yuusuf oo macallin ka ah jaamacadda Qaahira ee dalka Masar

webkan wuxuu kuu tarjumaa weeraha 


sidoo kale web aad u fiican


webkan wuxuu kuu saxaa qoraalka afka englishka 


webkaanna wuxuu qeexaa luqadaha

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes