Dhismaha dalkeena sidan baa loo dhisaa haddaba

Wadan waxaa dhisi kara dadkiisa kale, ha sugin inuu ajnabi kuu yimaado oo uu dalkaaga kuu dhiso, soomaali ma toosayso haddii aan la helin dad daacad u ah, sawirradan waxay tilmaamayaan rajo soomaali u soo socoto, dadkan waa dad ciidannimada soo bartay oo soomaali ah haddii dadkan ay ka xoroobaan qabyaaladda iyo qaadka waxan filaynaa inuu dalkeena noo toosi doono

wiil qalinjabiyay

ciidan cusub somali

dalka soomaaliyeed

dalkayga hooyo
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes