Qof 1300 wecel dhalay oo hadda duq ah

2 Qof 1300 wecel dhalay oo hadda duq ah
Nin da'diisu gaarayso 87 sano ayaa wuxuu dhalay wax ka badan 1300 wecel, ninkaas hadda oo waayeel ah ayaa wuxuu ka shaqayn jiray boostada warqadaha ayuu guriga geyn jiray, waxyna dhacday sheekadan lixdameeyada, ninkan naagaha ayuu fuuli jiray marka uu geenayo warqadaha, sida la wada ogyahay naagaha gaalada waxay u badan yihiin naago aan diidin galmada, nin kasta ayaa iska fuuli karo marka ay is fahmaan, arrintan marka ugu horraysa la ogaado waa 2001 marka baarintaan lagu sameeyay dhiiga, ninka marka la weydiiyay wuxuu yiri : waqtigaas wuxuu ahaa waqtiga aan si fiican u raaxaysan jiray, naagah waxaan filayaa heesaha Johnny Cash inay naagaha baddaleen, taas oo laga fahmayo heesaha qaarkooda naagaha inay ku dhiirragaliyaan xumaanta
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes