Heshiiskii Xuseen caydiid iyo Cali Mahdi

Caydiid iyo cali mahdi waxay caan ku noqdeen dagaalladii ka dhici jiray xamar 1992 oo aadka u burburiyay muqdisho, marka caydiid dhinay waxa booskiisa soo galay xuseen maxamed faarax caydiid oo ka yimid dalka maraykanka, sawirkaan wuxuu tilmaamayaa taariikhda ay isla soo mareen abgaal iyo habargidir oo ku dhisnayd dagaal iyo burbur, waxaa ka muqda meesha camar muusa xoghayaha arrimaha dibadda dalka masar ayuu ahaa marka uu joogay heshiiskan
Heshiiskii Xuseen caydiid iyo Cali Mahdi
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes