Wiil somali oo gabar carab dalka Sweden ku dilay

Wiil somali oo gabar carab dalka sweden ku dilayy
wiilka iyo qareenkiisa
Naagta lobananeeska lagu dilayay dalka Sweden waxaa la sheegay inuu ahaa ninka dilay nin soomaali ah, isagana qoxooti ahaa gabadhaas oo jirtay 22 sano oo lagu dilay meel u dhow xerooyinka qoxootiga ay joogtay, markii meesha ay ka dhaceen rabshado oo dhex maray dadka qoxootiga ah, waxaa mindi ku dhuftay wiil soomaali la yiraahdo Yuusuf Khaliif Nuur, waxaa la sheegayaa wilkaas inuu dhaafay da'da 18 jirka, marka waxaa laga yaabaa in la soo taago maxkamad, qareenka yarkaas oo isku dayaya inuu difaaco wuxuu leeyahay wiilka marka uu ku dhufanayay mindida gabadha carabta kama ahayn inuu si ula kac u dilo, iyadana lagama rabin inay u tato qof xanaaqsan oo mindi wata oo aan maskaxdiisu taam ahayn.
 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes